xafiisyo-khaas ah iyo xafiis –kuu imaan kara
xafiis-caawimaada oo dumarka ah, dagaalka guriga la kulmay.
xafiisyada-caawimaada waxaa ka helaysaa halkan.
Goormay ku caawinkaraan xafiisyada-caawimaada?
Haday policka yimaadaan xaafada oo dagaal ka jiro.
sababtoo ah uu kuu hanjabay ama uu ku dilay.
Hadaa u baahantahay macluumaad ama caawimaad.
xafiisyada-caawimada waxay caawinayaan xataa dumarka wadamo kale ka yimid:
Dhibkan oo dhan waxaa ka caawinaya shaqaalada xafiiyada-caawimaada.
Sidee ula xidhiidhi kartaaxafiisyada-caawimaada?
Waa wicikartaa xafiiyada-caawimaada.
Ama waxaa u qorikartaa E-Mail.
Maaha inaa magacaaga sheegto.
hadadan doonayn inaad sheegto.
Sidee loo sii wadayaa?
Waxaa lagu siinayaa balan wada hadal oo ah xafiiyada-caawimaada.
Hadaa doonayso, waxaa kaxaysan kartaa qof kula socda.
qof, aad ku kalsoontahay.
Hadaa doonayso.
Qof shaqaaladaha ka mida kula hadleysa:
waxay ku weydiinaysaa su’aalaha iyo dhibkaaga.
Haday luuqada afjarmal kugu yartahay, waxaa kula jooga turjumaanad.
Way kuu turjumaysaa:
Waxaa sheegayso.
Iyo waxa qofka kale kugu oranayo.
shaqaalada waxay kaa caawinaysaa dhinaca maxkamada iyo xafiisyada.
Hadaa u baahatid caawimaad.
xafiisyada-caawimda waxaa ka helaysaa macluumaad-xeer ah.
tusaale ahaan su‘aalahan:
Caruurta yaa xaq- ku -leh?
xafiiska-caawimaada waxaa ka jira caawimaad caruurta loogu talagaly.

Halkaasna caruurtaada waa lagu ilaalinayaa.
Meel dagana waa kuwada hadlikarnaa.
Hadaa ilaalin u baahantahay, waxaa ku caawinaya shaqaalada. Waxaa laga helaa aqalka-dumarka.
Ama kaam kale.