Dad badan waxay u maleeyaan, in dagaalka qoyska uu yahay wax iyaga gaar u ah.
Waxyna moodaan:
Dagaalka maaha wax qarsoodi ah.
Dagaaka horta markasta waa mamnuuc.
Haday kuugu dhacdo aqalka.
Haday kuugu dhacdo kaamka.
Haday kuugu dhacdo wadada.
Haday kuugu dhacdo halka shaqada.
Waxaa jira caawimaad haduu dagaal dhaco:
Poolisska ku caawinkara.
Xeerka xataa wuu ku ilaalinayaa.