Caruurta waa in la ilaaliyo

Caruurta aad bey ugu xuntahay:

Haday dagaal arkaan!

 

Caruurta qaar waxay ku khasabtaa inay wadankooda ka tagaan.

Wey ka qaxeen.

Sabab too ah dagaal iyo weerar.

Waxay u baqayeen naftooda.

Ama safarkooda waxay la kulmeen dhibaato.

 

Caruurta wey garankaraan, marka gurigooda dagaal ka dhaco.

 

Wey arkayaan , maqlayaan weyna dareemayaan dagaalka.

Da'dana kuma xidhnaa.

 

Badanaa caruurta dagaalka wey la kulmaan.

Waa la dilaa.

Ama waa loo hanjabaa iyo weyna baqaan.

Marmarka qaar caruurta dagaal galmo ah wuu ku dhacaa.

Dagaal kasta caruurta aad buu ugu xunyahay.

Aad bey ugu xumaadaan.

  • Waxay ka qaadaan xumaanta riyo xun iyo hurdo la'aan.
  • Waxaa laga yaabaa inay habeenkaas isku kaajaan.       
  • Weybaqaan.ama caruurta iyagaa is dilaya.
  • Caruurta qaar waxaa ku dhaca aamus iyo baqdin.
  • Caruurta qaar waxay cadho iyo dagaal ku sameeyaan caruurta kale.
  • Caruurta wey iska daayaan inay ciyaaraan.  
  • Qaarna si fiican wax uma bartaan.
  • Caruurta qaar hadhaw waxay isticmaalaan maandooriyaal.

Caruurta waa in dagaalka laga ilaaliyo!

Ilmo kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu bilaa dagaal ku koro.

Taasina waa xaqooda.

 

Caruurta waxay leeyihiin caawimaad gaar ah.

Fadlan caruurtaada caawimaad u dalbo.

Tusaale ahaan poliiska Xafiis -lagaa caawinkaro.

ama aqalka dumarka.

Cinwaanka waxaa ka helaysaa halkan.