Dagaal-ilaalin-ambilaas

Hadaad dhiig kaa yimaado. Ama hadii aad jabtid:

Waxaad tagtaa dhakhtar.

Ama isbitaalka.

1. caawimaada- badbaadada-koobaad.

Waxaa jira weerar-amaan-Ambilaas.

Waxaa u tagikartaa halkaa, hadaa:

  • Dambiilaha haduu kuu damqiyay.
  • Dambiilaha haduu dhaawac kuu geystay.
  • Dambiilaha haduu cunaha ku qabtay.
  • Dambiilaha haduu galmo kuugu khasbay.
  • Ama haday meel ku modaabaato. ama dhaawac.

 

Horta na soo wac.

Telefon-Nummerka waxaa ka helaysaa halkan.

Horta balan baa lagu siinayaa.

Baadhitaanka waa bilaash.

Dhakhtarada dhamaantood waa dumar.

Dhakhtarada wey ku baadheysaa.

Wey qoraysaa dhaawac kasta.

Weyna sawiraysaa dhaawacyada.

 

Dhaawaca waa cadaymo muhiim ah.

Waxaa la tusi karaa maxkamaada ama poliiska.

Adaa dooran kara, qoraalkaas inaa isticmaalaysid.

Tusaale ahaan pooliiska.

Hadaa doonayso inaa dacwad ku furtid dambiilaha.

Ama maxkamada.