policeka wey ku caawin karaan


 

Sidee baad ula xidhiidhi kartaa policeka?

Haday weerar kusoo gaarto, waxaa u yeedhi kartaa policeka.

  • Waxaa wici kartaa Numbarka-askarta- 110.
  • Waxaa u tagikartaa policeka.
    markastana policeka wey joogaan.
    saacad kasta.
    dharaar iyo habeen.
    halkaaasna waxaa ka furi kartaa dacwad.
  • Waxaana u dirikartaa xataa Fax Nambarka 110.

 

Maxay sameenayaan policeka?

Haduu dagaal kugu dhaco, policeka waa wicikartaa.

Policeka imaanaya weyna ku badbaadinayaan.

Policeka waxay ku weydiinayaan: sey wax u dhaceen?

Policeka waxay baadhayaan: halis maku jirtaa?
dambiilaha wali makuu hanjabayaa?

Policeka dambiilaha guriga wey ka saarikaraan.

Ama kaamka.

 

Asagana laba todobaad masoo noqonkaro.

Wakhtigaas oo dhan waa inuu meel kale seexdo:

  • asxaaptiisa,
  • Ama qoyskooda,
  • Ama loogu talagalay dadka-guryaha waayay.
  • Ama kaam kale.

Taasi waxay u fiicantahay badbaadadaada.

Waxaana wakhti haystaaa labo todobaad.

Waana ka fikirikartaa wax kasta:

Ka dib maxaa rabtaa inaa sameyso.

 

Policekana wey kuu tilmaamayaan:

  • Waxaa sameynkartid.
  • Xaqaad leedahay.
  • Halkaana waxaa ka helaysaa caawimaad.

 

Policeka waxay ku geynkaraan meel nabad ah.
Tusaale ahaan aqalka-dumarka.
oo aad is leedahay aqalka-dumarka waad joogikartaa.
waa meel aad nabad ka heli kartid.
                             

 

Waxaa ka furikartaa halka policeka dacwad-ganaaxeed.

Ka dib policeka waxay
baadhayaan maxaa dhacay?
yaa waxan sameeyay?

Ka dib policeka waxay baadhayaan cadaymo.

  • Haduu dambiilaha dhaawac kuu geystay,
    waxay sameynkartaa Dagaal-ilaalin-ambilaas haday qoraan.
    taasna waxay noqonaysaa Tusaale ahaan cadeyn.

Dambiilaha waa la ganaaxikaraa.

maxkamad-ganaax ah.

Adigana waxaa tahay markhaati.

Taas waxay ka dhigantahay: waxaana ka sheegaysaa maxkamada-Ganaaxa wax kasta, siday u dhaceen.

 

Looyarada-xeerka iyana wey ku caawinaysaa.