badbaadi haduu dagaal dhaco

Meelo badan baa jira, aad caawimaad ka helikarto.

  • Telefoon ahaan.
  • ama xafiis-caawimaad ah.
  • ama aqalka-dumarka.
  • ama guri la isku qariyo.

    Ciwaanka waa sir.

    Waxaa la yiraahdaa Zufluchts-Wohnung.

 

Meelkasta ka hadlikartaa:

Waxaasaa dhacay.

Adiguna waa doorankartaa waxaad ka hadleyso.

 

Shaqaaluhuna sirta ma faafin karaan.

Waxaa la yiraahdaa xeerka-sirta.

Adaa dooranaya, waxaa doonayso inaad sameyso.

Shaqaaladuhuna wey ku caawinayaan.