
Waxaa wici kartaa BIG-Hotline.
Waa maxay BIG-Hotline?
BIG waxay ka dhigantahay: Berliner Urur Dagaalka kasoo horjeeda.
Hotline waxay ka dhigantahay macluumaad telefoon ahaan ah.
Halkaas waa wici kartaa, hadaa caawimaad u baahato.

Sidoo kale hadeysan af-jarmal ku hadli karin.
Waxaana ku caawineysa turjumaanad.
Waxay turjumaysaa:
Maalin kasta BIG-Hotline waa heli kartaa.
Wakhti kasta.
Saacad kasta.
Waa na soo wici kartaa.
E-mail waa noo soo diri kartaa.
FAX waa noo soo diri kartaa.
Magacaaga lama sheegayo,
hadaa diidantahay.
goormay BIG-Hotline ku caawin kartaa?
Hadaadan garaneyn inay dagaal tahay?
Hadaad doonayso inaad maxkamada Codsi dalban doontid.Hadana u wac BIG-Hotline.
Sidee wax loo wadayaa?
Shaqaalaha macluumaad ku siinaya. 
Waxay ku siinayaan macluumaad iyo talooyin.
Shaqaaladahuna wey kula kulmikaraan.
Meel amaan ah.
Halkaasna wa iskula tashan kartaan: