Dagaalku gurigu wuxuu ka dhex dhacaa labo qof.
Si fiican baad isu taqaaniin.
Tusaale ahaan:
Dagaalka guriga dhib qabaha badanka waa dumarka.
Badanka raga iyaga ah dambiilaha.
xaaska, qofka masuulka ah, adeerka, awoowga, wiilka,
qof dariska ah, ama saxiipka.
Dambiilayaasha waxay noqonkaraan dumarka.
Tusaale ahaan:
saaxiipada, hooyada, gabadheeda.
Dagaalka gurigu wuxuu ka dhacaa badanaa guriga.
Sidaa darteed dad badan ma ogaadaan.
Marmarka qaar dagaalku wuxuu ka dhaca dibada.
Dagaalkaas wuxuu ku dhici kara dumarka oo dhan.
Waana isku mid inay naafo tahay iyo inaysan ahayn.
