Guri-amaan ah waa guri ilaalin ah. cinwaanka waa sir. waxaa ku nool dumar kaliya. waxaana ka shaqeeya shaqaale dumar ah. wey kaa caawinkaraan su’aalo ama dhib ku haysto.
« back