buuga qaamuuska

C
codsi

codsi waa qoraal.
waa wax qof ka weydiisanyo.
tusaale ahaan dawlada.
waxay ka dhigantahay codsi.

X
Xafiisyada-caawimaada

Xafiisyada-caawimaada waxay kuu furayaan caawimaad iyo gacan qaad.
Xafiisyada-caawimaada ugaara dumarka iyo haweenka.

Tusaale ahaan

  • Haduu dagaal ku dhaco.
  • Hadaadan si fiican u garaneyn, inay weerar tahay.

Halkaa waxaa ka shaweeya dumar kaliya.
si ay dumarka ugu kalsoodaan dumarka kale.

xeerka-sirta

xeerka-sirta waxay ka dhigantahay, inuusan qof wax sir ah faafinkarin.

  • Dhkhtarkaaga maaha inuu, inuu waxaaga sheego.
  • Shaqlaada maaha inay, inay sheegto waxaa u sheegatay.

Kaliya hadaa u ogolaato.
dakhtarkaaga iyo shaqaaalada sheegikartaa, wax adiga kuugu saabsan.

M
Maxkamada-qoysaska

Maxkamada-qoysaska waa maxkamad gaar ah.
maxkamada waxay u taaganathay dhibaatooyin reerara ka dhaxeeya.
tusaale ahaan haduu ninka naagtiisa dilo.
go’aankaas baa la gaarayaa:

  • Ninka muu la noolaan karaa naagta?
  • Aabaha caruurta ma booqan karaa?
Macluumaad-xeer ah

Macluumaadka xeerka waa macluumaad ku saabsan:

  • Xaq maxaan u leeyahay?
  • Xeer maxay ah baa ii muhiima?
Macluumaad-teleefoon ah

Macluumaad-teleefoon ah waa macluumaad telefoon ahaan ah.
BIG Hotline waxay u furantahay Macluumaad-teleefoon ah.

A
Aqalka-dumarka

Dumarka weerar soo maray waxay tagikaraan Aqalka-dumarka.
halkaas waa meel nabada.
cinwaanka waa sir.
halkaa waxaa ku nool dumar kaliya.
dumar kaliyaa ka shaqeeya.

Macluumaad dheeraad ah waxaa ka helaysaa halkan...

D
Dagaal-ilaalin-ambilaas

Halkaa waa isku baadhi kartaa.
hadaa weerar soo martay.

Macluumaad dheeraad waxaa ka helaysaa halkan...

W
weerar-amaan-xeer

weerar-amaan-xeer waxaa loogu talagalay
si biniaadamka loogu ilaaliyo.

Haday biniaadan weearar soo mareen.

Nooca ilaalinta ay helikaraan iyagu.

Garsooraha wuu xukumayaa, wuxuu dambiilaha sameyn karin.

Taas oo qoraal ah.

Dambiilaha waa loo gudbinayaa qoraalka

Macluumaad dheeraad ah waxaa ka helayaa halkan...

H
Hotline

Hotline waa kalmad oo ka dhigan waxaa ka helikataa teleefoon ahaan.
Halkan macluumaad baad ka helikartaa.

Macluumaad dheeraad waad ka helikartaa halkan…

G
Guri-la‘aan

Waa dad, aan guri lahayn.
waxay ku noolyihiin wadooyinka.
ama kaam loogutalay dad bilaa guri ah.

Guri-amaan ah

Guri-amaan ah waa guri ilaalin ah.
cinwaanka waa sir.
waxaa ku nool dumar kaliya.
waxaana ka shaqeeya shaqaale dumar ah.
wey kaa caawinkaraan su’aalo ama dhib ku haysto.

B
Buuga qamuuska

Buuga-qamuuska waxaa laga helikaraa kalmado adag.
si fudud baa laguugu macneenaya.