Waa maxay dagaalka gurigu?

Dagaalku gurigu wuxuu ka dhex dhacaa labo qof.

 

Si fiican baad isu taqaaniin.

Tusaale ahaan:

  • Ka dhaxeeya ninka iyo xaajiyadiisa.
  • Ka dhaxeeya saxiipka iyo saaxipadiisa.
  • Ama qoyska.

Dagaalka guriga dhib qabaha badanka waa dumarka.

Badanka raga iyaga ah dambiilaha.

xaaska, qofka masuulka ah, adeerka, awoowga, wiilka,

qof dariska ah, ama saxiipka.

Dambiilayaasha waxay noqonkaraan dumarka.

Tusaale ahaan:

saaxiipada, hooyada, gabadheeda.

Dagaalka gurigu wuxuu ka dhacaa badanaa guriga.

  • Guriga dhexda.
    
Ama kaamka.
    
Ama meesha, aan cidna arkeyn.

Sidaa darteed dad badan ma ogaadaan. 

Marmarka qaar dagaalku wuxuu ka dhaca dibada.

  • wadooyinka.
  • Ama shaqada.

 

Dagaalkaas wuxuu ku dhici kara dumarka oo dhan.

  • Waa isku mid, waxay ahaan kartaa naag jarmal,
    ah ama mid wadan kale ka timid.
  • Da'da waa isku mid.

 

  • Waana isku mid inay naafo tahay iyo inaysan ahayn. 

 

  • Waana isku mid,inay haweenaydu shaqayso.
    
Waana isku mid, inta mushahar usoo dhacda.

    Ama tahay gurijoog.