Xeerar muhiim ah oo weerarka ku saabsan.
Waxaa jira weerar-amaan-xeer.
Xeerka waa inuu biniaadam kasta ka badbaadiyo dagaal.
badana dumarka ayuu ku dhacaa dagaalka.
Sidaa daraadeed waxay muhiim u yahay xeerkaasi dumarka.
maxkamada-qoysaska codsi kala duwan baad ka sameynkartaa.
Sidaa nabadgelyo uga hesho dambiilaha.
Si uu weerarka u joogsado.
codsigaas waxaa ka sameysan kartaa tusaale ahaan:
Si uu dambiilaha kuu soo wicin.
Isagu kuuma soo dirayo waraaqo ama E-Mail.
ama: dambiilaha waa inuu kaa fogaado 50 Mitir .
iagu kuuma soo dhawaan karo.
Isaga ma imaan karo qolka, aad adigu ku jirtid.
hadii dambiilaha uu sidaas sameeyo,
Waxaa wici kartaa policeka: 110
Policekana wey ku ilaalinkaraan.
Wey baacinayaan dambiilaha.
Policeka waxay qorayaan dacwad-ganaax ah.
Ka dibna waa la ganaaxayaa dambiilaha.
Xeerka wuu ka badanyahay intaas.
Tusaale ahaan buuga-xeerka-ganaaxa.
Waxaana ku qoran:
Xeer- jabin kasta ganaxiisa halkaa baad ka helaysaa.