Caawimaad telefoon ahaan ah

 

Waxaa wici kartaa BIG-Hotline.

 

Waa maxay BIG-Hotline?

BIG waxay ka dhigantahay: Berliner Urur Dagaalka kasoo horjeeda.

Hotline waxay ka dhigantahay macluumaad telefoon ahaan ah.

Halkaas waa wici kartaa, hadaa caawimaad u baahato.

 

Sidoo kale hadeysan af-jarmal ku hadli karin.

Waxaana ku caawineysa turjumaanad.

Waxay turjumaysaa:

  • Waxaad sheegayso.
  • Waxay dadku kugu yidhaahdaan.

Maalin kasta BIG-Hotline waa heli kartaa.

Wakhti kasta.

Saacad kasta.

  • Waa na soo wici kartaa.
  • E-mail waa noo soo diri kartaa.
  • FAX waa noo soo diri kartaa.

 

Magacaaga lama sheegayo,
hadaa diidantahay.

 

goormay BIG-Hotline ku caawin kartaa?

  • Hadaadan garaneyn inay dagaal tahay?
  • Haday dad kale ku dhahaan: „waxaasi wax weyn maaha.“
  • Hadaadan si fiican, garaneyn waxa la qaban lahaa.
  • Hadaad si fiican u garaneyn:
    
halkaad caawimaad ka helayso?
  • Hadaad raadinaysoaqalka-haweenka.

    ama aqal-la isku qariyo.
  • Hadaad doonayso inaad maxkamada Codsi dalban doontid.
    
Tusaale ahaan:

    siduu xaaskaagu kugu soo dhawaan.

    Siduu xaaskaagu guriga u imaankarin
    mana soo booqan karo ama kaamka.

Hadana u wac BIG-Hotline.

 

Sidee wax loo wadayaa?

Shaqaalaha macluumaad ku siinaya.

Waxay ku siinayaan macluumaad iyo talooyin.

 

Shaqaaladahuna wey kula kulmikaraan.

Meel amaan ah.

Halkaasna wa iskula tashan kartaan:

  • Caawimaad noocee ah baad u baahantahay?
  • Sidee wax uga qaban karnaa?