Dagaalka hadii saa lagu daayo ma dhamaanayo

Dagaalka hadii saa lagu daayo ma dhamaanyo.

Marmarka qaar wakhti yar wuu joogsamayaa.         

Waxaad moodeysaa, inuu dagaalku dhamaadey.

Laakiin dhibku wuu joogaa wali.

Dabadeedna dib buu ka bilaamayaa.

Sidaa darteed dagaal aan dhamaaneyn.

 

Sidanuu u dhici karaa tusaale ahaan:

  • Xaaskaaga u hanjabto.

    Isaga oo markasta ku dila.
    wuxuu is moodayaa qof kaa awood badan oo kaa saxsan.

    Laakiin adigu waad ka murugooneysaa.
  • Waxaa laga yaabaa inuu xaaskaagu ka xumaado.
    
Raaligalin buu ku weydiisankaraa.
    Wuxuu ku balanqaadayaa inuu markale ku diliwaayo.
  • Isagu wuxuu ku siinayaa hadyad.
  • Ka dibna waad dagaysaa.

    Adiga iyo xaaskaagu heshiis baad gasheen.
    
Jacayl cusub baa abuurmaya.
  • Laakiin wuu ku noqondoonaa.
    
Dhibka wuu soo noqday.

    Xaaskaagu wuu kuu hanjabayaa.

    Cabsidii baa soo noqotay.

    Dagaalka wuu sii badan karaa.

 

Waxaan dooneynaa inaad ku adkeyno.

haween badan baa xishooda.

marka uu ninkooda si xun ula dhaqmo.

Sababtoo ah gacan ayuu u qaadaa.

Waxaana markaa moodeysaa,inaad adigu khaldantahay.

 

Haweenka qaar wey baqaan.

Waxay is weydiiyaan tusaale ahaan:

  • Yaa i caawinkara?
  • Caruurta ma la iga qaadayaa?
  • Xaaskeyga la'aantii ma noolaan karaa?
  • Halkee lacag ka helayaa?

Sidaa darteed haween badan caawimaad ma raadiyaan.

Kamana hadasho dagaalka guriga ka dhaca.

Waxayna qarsadaan dhaawacooda.

 

Waxaan dooneynaa inaan ku adkeyno.

Maaha inaad xishooto.

Sidoo kale adigu masuul kama tihid dagaalka.

Masuulka waa dambiilaha.

 

Fadlan raadi caawimaad.

Fadlan caawimaad u raadi caruurtaada.

 

Ka hadal dagaalka.

Dagaalku maaha sir.

Daagaalku maaha wax gooni idiin ah.

 

Waxaa laga yaabaa inaad is furtaan.

Kaligaa aad noolaato.

Ama adiga iyo caruurtaada kaliya.   

Taas oo caawimaad lagaa siinayo.